Bahda Waxbarashada Jowhar oo soo dhaweeyay sanadka lagu kordhiyay daruusta Jaamacadaha.

0
65

Jowhar ( Radio Isnaay ) – Maamulka iyo macalimiinta dugsiyada magaalada Jowhar ayaa ka hadlay go’aan sanad loogu kordhiyey Waxbarashada dugsiyada sare ka hore jaamacadda, ardayda iyo macalimiinta qaar kood ayaa soo dhaweeyey go’aanka wasaaradda waxbarashada faderaalka.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here