Ganacsatada Jowhar oo loogu baaqay in ay xooga saaraan Dalagyada ka baxa dalka

0
76

Jowhar ( Radio Isnaay ) – Ganacsatada Magaalada Jowhar ee caasimada Dowlad Gobaleedka Hirshabelle ayaa intooda badan waxa ay ka Ganacsadaan dalagyada laga keeno dalka dibadiise balse haatan waxa loogu baaqay in ay xooga saaraan dalagyada dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here