Culuma’udiinka Magaalada Jowhar Oo Baaq Nabaded u diray Beelo ku diriray Tuuloyinka Mareerey & Baarow

0
92

Jowhar ( Radio Isnaay ) –  Dhaawahan Magaalada Jowhar waxaa ka dhacayay kulamo kale duwan oo loo qabanayay Odiyaasha Dhaqanka Beelaha dago Tuulooyin hoos yimaad Magaalada Jowhar, waxaana Culama’udiinka oo qeyb ka ahaa kulamadaasi ay baaq Nabadeed u direen Beelaha dirirtu dhex martay ee Tuuloyinka Mareerey & Baarow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here