Arday ka qalin jabisay Culuumta Caafimaadka oo Munaasabad loogu qabtay Garbahaareey.

0
45

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Inkabadan 30 arday oo dhameeysatay Culuumta Caafimaadka islamarkaana ka aflaxday Machadka Gedo Medical College ayaa munaasabad qalin-Jabin loogu qabtay Magaalada Garbahaareey ee xarunta Gobalka Gedo.

 

Warbixintaan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : Maryama Sheikh Cabdi

ysa : Maryama Sheikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here