Jowhar – ( Radio isnaay ) – Dhalinyaro baddan ee dhameeyay waxbaarshada iyo qaar wali ku jira ayaa aad u isticmaalo baraha bulshada kuwaas oo mararka qaar kala kulma, qasaaro soo foodsaarto waxbarshadooda halka qaarkood ay si fiican uga faa,iideystaan.
Waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.