Bandhiga Wax soo saarka Beeraha Khudaarta Oo Lagu qabtey Baydhabo.

0
52

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Masuuliyiin ka tirsan Wasaarada Beeraha ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed iyo mas’uuliyiin ka socda hay’adda NRC Oo Garab Farsamo ka heleeyso Howl wadeenada Shirkada abuurka beeraaha CSET aya magalaada Baydhabo ku qabtay Tababar iyo bandhig wax soo saarka qudaar ee Degmada Baydhabo.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here