Xoolo dhaqatada ku Nool Tuulada Qurac Madoobe oo ka Cabanayo Cuduro dhibaateyay Xoolahooda.

0
43

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tuulada Qurac madoobe waxa ay ka mid tahay tuulooyinka hoostaga Degmada mahaaday ee gobalka shabeellaha dhexe dadka ku nool tuuladaasi waxaa ay ka cabanaayay cuduro ka laayay xoolihii ay dhaqanaayeen.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here