WARARKA Tababar ku saabsan Xakameeynta HIV-AIDS ka oo lagu qabtay Togdheer. By admin - September 13, 2023 0 42 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio isnaay ) – Komishanka Xakameynta Xanuunka HIV-AIDSka ee Somaliland ayaa Tababar ku saabsan fahanka iyo xakameynta xanuunkaasi u qabtay qaar ka mid ah dhalinyarada gobolka Togdheer. Waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2023/09/WAR-MARYAMA-TOGDHEER-1.mp3 Share this:FacebookX