Dhismaha Wajiga labaad Xarunta Xabsiga dhaxe Oo La dhagax dhigey Beydhabo.

0
132

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Munaasabada Dhagax dhiga Wajiga labaad Ee Xabsiga dhexe Baydhabo ayaa waxaa goobjoog ahaa gudoomiyaha degmada baydhaba, taliyaha Asluubta dowlad gobaleedka Koonfur galbeed, Agaasimaha waaxda Xabsiyada Wasaarada.

Waxaa Soo Jeedinaya : – Cabdifitax Axmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here