Mareykanka oo lagu arkay laba nooc oo cusub oo COVID-19 ah

0
36

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xarunta Xakameynta iyo ka hortagga xanuunada Maraykanka ee CDC ayaa sheegtay in labo tafiirood oo cusub oo cudurka COVID-19 ahi ay hadda wareegayaan.

Xarumaha caafimaadka ayaa soo warinaya in tirade dadka ay ku dhacayeen iyo kuwa u dhimanayaba ay sarreyso.

Labadan nooc oo la kala siiyey magacyada EG.5 iyo BA.2.86 ayaa hadda isha lagu hayaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here