Dhalinyaro fursado waxbarsho ka helay dugsiga Farsamada gacanta Baydhabo.

0
66

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dugsiga farsamada gacanta ee koonfur galbeed soomaliya ee magalada baydhabo ayaa udub dhaxaad u ah barbaarinta iyo korinta maskaxda dhalinta Reer koonfurgalbeed , waxaana xarunta ka socdo howlo balaaran oo ay ka faaideyteen  dhalinyaro kasoo jeedo qoysas danyar ah.

Waxaa Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here