Maamulka Degmada Cadaado Oo digniin udiray Dadka sida sharci daradda ku dhista dhulka

0
63

Jowhar (Radio Isnaay)- Agaasimaha waaxda hawlaha guud iyo dhulka Degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud Ismaaciil Xirsi Xasan ayaa digniin u diray dadka ku hawlan Cabirashada dhulka sharcidarrada ah iyo xaalufinta dhul daaqsimeedka ku yaalo Daafaha magaalada Cadaado.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here