Dad danyar ah oo indho fiiqis bilaash ah loo sameeyay.

0
59

Jowhar – ( Radio Isnaay )  -Dadkan  isgu jiro barakacayaan iyo danyar ayaa ka faa,iideeystay qaliin  iyo daaweyn lacag la,aan ah kuwaas oo ku nool deegaanka garasbaaleey ee duleedka muqdisho,waxaana qaliinka laga fuliyay Cusbitaalka indhaha fiiqista iyo daaweeynta  Dr.Kooshin ee Magaalada.

Waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here