Dhalinyarada baranaya Farsamada Gacanta Oo ku badanaya Baydhabo

0
75

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyaro badan oo isugu jiro wiilal iyo Gabdho kuna sugan Magaalada Baydhabo oo haatan Caasimad KMG u ah maamulka Goonfur Galbeed Soomaaliya ayaa wada barashada Farsamada Gacanta iyagoona baranaya Farsamooyin kale duwan sida Cilaan saarka, Tolista iyo Karinta Dharka,cilad bixinta compurada iyo Taleefanada iyo Farsamooyin kale.

Maxamed Abuukar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here