Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Darawalada kaxeysa Gawaarida loo yaqaano homeyda ee ku sugan magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad goboleedka hirshabeelle ayaa shaqo abuur joogto ah u noqotay qaadista dalagyada ka baxa beeraha magaalada Jowhar oo ay ubadan yihiin qudaarta noocyadeeda kala duwan.
Waxaa Soo jeedinaya : – Maxamed Nuur Xuseen.