Daadad khasaare sababay oo ku soo rogmaday Dalalka Bulgaria, Turkey iyo Gariiga

0
35

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Daadad ka dhashay roobab xooggan ayaa sababay dhimashada ugu yaraan 10 qof oo ku kala nool dalalka Bulgaria, Turkey iyo Gariiga .

Bulgaariya, Muuqaalo laga soo duubay aagga Tsarevo ayaa muujinaya daadad si xawli ah u socda oo qaaday baabuurta.

Mas’uuliyiinta degaankas  ku sugan ayaa sheegay in labo nin iyo haweeney ay dhinteen – haweeneyda ayaa la sheegay in daadadka ay badda kudareen meydkeeda Mid ka mid ah ragga dhintay ayaa ka shaqaynayay guriga hooyo iyo gabadheeda oo weli la la’yahay, sida ay sheegeen Bulgarian.

Dawladaaha Turkiga , Bulgaria, iyo Gariiga  ayaa wada dadaalo lagu sanata bixinayo daadka ku go’doonsan goobaha daadadka ay ku soo rogmadeen  ee dalalkaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here