Arday ka qalinjabisay iskuulka tusmo oo Xaflad loogu qabtay Baladweyne.

0
105

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Beladweyn ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen in ka badan 15 Arday oo dhameysatay fasalka 8 ee iskuulka Tusmo ee Magalada Baladweyne.

Waxaa Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here