Beeraleyda Jowhar oo loogu Baaqay in ay sare u qadaan tacabka Bariiska.

0
67

Jowhar ( Radio Isnaay ) –  Magalada Jowhar ee Caasamida Dowlad Gobaleedka Hirshabelle waa magaalo dhulbeereed ah oo ay ka baxaan Dalaga nuucyadiisa kala duwan in kastoo Beeralayda magalada Jowhar ay ku liitaan dhanka dalaga Bariiska waxaana haatan loogu baaqay sare u qaadista tacabka Bariiska.

Warbixinta warka waxaa soojeedinay:- Maxamed Nuur Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here