Aabe ku xanuunsan Baladweyne oo codsaday in la caawiyo

0
35

Jowhar ( Radio Isnaay ) – Salaad cabdulle salaad waa abe somaliyeed oo ku nool magalada Baladweyne gaar ahaan xaafadda Holwadaag kaasi oo la xanunsan nabar ugu soo baxay lugta.

Salaad cabdulle ayaa aabe u ah 6 caruur ah oo u bahan in noloshoda la mareeyo madaama oo isga awoodin in oo u shaqeysto.

Waxaa soo jeedinaya:- Maxamed Abuukar

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here