Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasirka Wasaaradda Cadaaladda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Jubbaland iyo xubno ka socda culumada Magaalada kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta Wasaaradda.
Waxaa Soo jeedinaya : – Maxamed Nuur Xuseen.