Dhismaha waddo Interlock ah oo laga dhagax dhigay degmada Warta Nabadda.

0
102

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Guddoomiye ku-xigeenka howlaha guud ee Maamulka Gobolka Banaadir mudane Xasan Maxamed Jimcaale ayaa dhagax dhigay dhismaha waddo Interlock ah oo laga hirgalin doono Suuqa Xariyaale ee degmada Warta Nabadda.

waxaa soo jeedineysa : – maryama Shiikh cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here