Kulan ku saabsan isla Xisaabtanka Maamulka iyo Bulshada Oo Kismaayo Lagu qabtey

0
35

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankan oo ahaa mid su’aalo lagu weeydiinayay maamulka kismaayo ayaa ujeedadiisu ahayd sidii bulshada ku nool kismaayo  ay xog uga heli lahaayeen halka uu marayo waxyaabaha ka qabsoomay Degmada ee dhanka  horumarka iyo sida loo maareeyay ,wuxuuna ka dhacay magaalada kismaayo ee maamulka jubbaland

Waxaa Soo jeedinayso : – Maryamo Sheekh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here