Puntland oo Mashaariic Horumarineed ka Hirgalineysa Boosaaso.

0
63

Jowhar ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaarada macdanta biyaha iyo tamarta Puntland Caarshe Saciid ow Muuse ayaa sheegay in wasaaradiisa ay wado qorashaha mashruuuca helista koronto jaban iyo biyo Nadiif ah gaar ahaane shacabka magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka bari.

Cabdicasiis Xasan ayaa soo jeedinaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here