Xoolo Dhaqatada degmada Mahadaay oo ka Cabanaya Cudurro Dhibaato ku Haaya Xoolaha.

0
50

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xoolaha Ari-cadka iyo idaha ayaa laga soo sheegaya cudurada jadeeco madoowda iyo sambabka kuwaas oo ay ku dhinteen boqolkiiba 50tan xoolo-dhaqatada ku nool tuulada qurac-madoobe oo Hoostaga degmada Mahadaay ee G/sh/dhexe.

Waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here