Dood looga hadlayay Horumarinta Waxbarashada oo lagu qabtay Baladweyne.

0
43

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay madal looga hadlayay sida xal loogu heli karo caqabadaha ku gudaaman waxbarashadda gobolka Hiiraan iyo sida lagu horumarin karo.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here