Shirka wacyi galinta Bulshada Ceymiska Xoolaha Oo Baydhabo Ka Furmey

0
82

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shirkaan ayaa Bulshada Magaalada Baydhabo lagaga Wacyi gelinyaa Muhiimada ay leedahay Ceymiska Xoolaha oo loogu tala galay in lagu Horumariyo Caafimaadka Xoolaha, waxaana shirka si wada jir ah u soo qaban qaabiyey Wasaaradaha Xanaanada Xoolaha Dowlad Goboledka KG iyo tan XFS.

Waxaa Soo jeedinaya : Maxamed Abuukar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here