Tababar ku Saabsan Ceymiska Xoolaha Oo Baydhabo lagu qabtay

0
61

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Tababarkan ayaa waxaa inta uu socdo lagu baran doonaa Ceymiska Xoolaha ayaa waxa loo tababarayaa Hey’adaha ka shaqeeya Horumarinta Xoolaha Bulshada qeybaheeda kala duwa kuwaas oo ayaguna gaarsiin doona Xoola dhaqatada oo u baahan si ay u badbaadiyaan Caafimaadka Xoolaha.

waxaa soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here