Sare u kac ku yimid qiimaha shidaalka suuqyada Muqdisho.

0
55

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sare u kac xogan ayaa ku yimid qiimaha shidaalka suuqyada magaalada muqdisho kadib markii uu shidaalka ka qaaliyoobay dalalkii laga keeni jiray iyada oo uu saameyn ku yeelatay darawalada kaxeeya gaadiidka.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here