Xoolo dhaqato ku nool deegaano hoostaga Raage ceelle oo ka cabanaaya Abaaro.

0
68

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xooladhaqato ku nool Deegaano hoostaga Degmada Raageceele ee Gobolka Shabeelaha dhexe ayaa  laga soo sheegayaa daaq yaraan bahsan.

Xoolodhaqatan ku nool deegaanka tublaabe iyo deegaanada ku xeeran ayaa sheegay Mudo afarsano ah aysan helin  wax roob ah , maadaama ay ku tiirsanaayeen Roobka mana maro wabibiga shabeelle deegaanadaas ,waana dhul buur ah sidoo kale waxaa ku nool  beeraleey yar yar.

Waxaa soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here