Ururka Haweenka Gobolka Hiiraan oo wada qorshe lagu horumarinayo xirfadaha haweenka.

0
52

Jowhar – ( Radio Isnaay )- Guddoomiyaha Ururka Haweenka gobolka Hiiraan Raaxo Cabdi Sheekh oo dhawaan xilkan loogu doortay magaalada Baladweyne ayaa sheegtay inay wadan dadaalo lagu horumarinayo Haweenka gobolka.

Warbixintan waxaa inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here