Qoysas ka soo barakacay Colaad iyo abaaro oo soo gaaray Jowhar.

0
42

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Barakacayashaan ayaa dhawaan soo gaaray kaam ku yaala Magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad goboleedka hirshabeelle waxaa ayna kasoo hayaameen deegaanadoodii ay daganayeen ayaga oo kasoo cararay Abaaraha iyo colaadaha ka jira.

Waxaa Soo jeedinaya : – Maxamed Nuur Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here