Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Kismaayo oo xarun Kumeel gaar u ah Maamulka Jubaland ayaa waxaa haatan ka socda dhismaha Marin biyoodya loogu tala galay in Biyaha ay maraan xiliyada Roobabka madaama horay dhib loogu qabay Biyaha Roobabka oo wadooyinka qaar fariisan jiray.
Waxaa soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar.