Dhalinyarada Ganacsatada ah Oo Kusoo badanaya Magaalada Jowhar

0
38

Jowhar (Radio Isnaay) Magalada Jowhar Ee Casimada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Waxaa kusoo badanaya mudooyinkii dambe Dhalinyarada furanaya goobo Ganacsi oo kala duwan waxaana sabab u ah shaqo la’aanta baahsan ee Jirta.

Warbixintan waxaa soojeedinayo:- Maxamed Nuur Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here