Jowhar – ( Radio Isnaay ) – In ka badan 400 oo macalin oo muddo laba bilood ah tababar uu uga socday Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan islamarkana ka kala socday Gobollada Shabeellaha dhexe iyo Hiraan ayaa maanta u fariistay Imtixaan lagu qiimeynayo waxa ay ka kororsadeen casharadii ay barteen.
Waxaa Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.