Bulshada Baladweyne oo loogu baaqay in ay ka shaqeyaan Horumarinta Nabadda

0
41

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sheakh Cumar Saalaax Madoobe oo kamid ah Culimada magaalada Baladwayne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa isku xilqaamay sidii bulshada loogu baraarujin lahaa ahmiyadda ay leedahay Nabadda isaga oo xilliyada qaar ka qayb qaata xallinta khilaafaadka u dhaxeeya beelaha walaalaha kuwaas oo dega magaalada Baladwayne iyo deegaanada Hoosyimaada.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here