Jowhar ( Radio Isnaay ) – Waxaa jira Haween badan oo heysta Duruufo kala duwan ku kaliftey in ay wadooyinka ku dabarsadaan kadib markii ay waayeen Xirfado iyo Fursado ay ku shaqeystaan,Hadana u baahan nolol Waxbarasho, Caafimaad, intaasna aysan awoodin.
Cabdicasiis Xasan.