Odoyaasha Dhaqanka Jowhar Oo Dhalinyarada ka codsaday ka Shaqeynta Nabadda.

0
39

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Nabadoon Aweys Nuunoow Ibraahim oo ka mid ah odoyaasha dhaqanka jowhar ayaa dhalinyaradda ka Codsaday inaay ka shaqeeyaan nabadda iyo isdhaxgalka bulshada si loo helo horumar iyo wadashaqeeyn Bulsho

Wuxuu sheegay in isboortiga uu door muhiim ah ka qaato isdhaxgalka bulshada iyo wadajaceyl dadnimo.

Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here