Dhalinyarada Jowhar Oo soo dhaweeyay go’aanka lagu Joojinayo Aalado uu ka mid yahay Tiktok.

0
40

Jowhar ( Radio Isnaay ) – Kadib markiii dowladda federaalka Soomaaliya ay soo saartay go’aan ah In gabi ahaanba laxirayo Aaladaha kala ah 1xbet, Telegram iyo tiktok waxaa ay saameyn ku reebtay dhalinyarada qaar ee isticmaasha maadama ay ka helijireen lacago ay ku maareeyaan naftooda waxaana lafilyaa in lagu dhaqaaqo 24.ka bisha 9aad 2023 ooku Beegan maalinta qamiista ah.

Maxamed Nuur Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here