Dhalinyarada Qurbaha Kasoo laabanaya Oo loogu baaqay Ka qeyb qaadashada horumarinta Jowhar.

0
67

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Dhalanyarada magaalada jowhar ee dib uga soo laabtay tahriibta ayaa loog baaqay in kaalin weynka qaatan horumarinta maagalada sido kalana xirfadaha dalalka hormaray aykaso kororsadeen ka hirgaliyaan magaaloyinka iyo deeganada gobolka shabellaha dhexe aqon yahan cabdiraxman daacad oo wareysi gaara siiyey radio isnaay ayaa sheegay in sanadahii uu dambeyey ay korortay tirada dhalinta dalka kso laabaneysa.

Cabdfitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here