Mashaariic horumarineed oo dhanka biyaha oo laga dhagax dhigay degmada Qoryaale.

0
42

Jowhar ( Radio Isnaay )- Wasaaradda Biyaha Somaliland ayaa mashaariic ka dhagax-dhigtay degmada Qoryaale ee gobolka Togdheer masharicdaan ayaa iskugu jirtay darbi biyo xireen ah iyo war biyaha lagu keediyo waxana dhisi dono Wasaaradda Biyaha Somaliland.

Warbixintaan Waxaa Soojeedinayo:– Cusmaan Cabdalle Cusmaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here