Xaalad dhanka nolosha ah oo soo wajahday qoysas ku nool deegaanka wadajir.

0
36

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Deegaanka Wadajir oo ah deegaan dhaca waqooyiga degmada dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ayaa ah deegaan ay ku nool yihiin dad barakacyaal ah oo ka soo barakacay abaaro dhawaantani ku dhuftay qeybo ka mid ah deegaanada Jubooyinka.

Waxaa Inoo Soo jeedinaya Warbixintan Axmed Suldaan Shiine.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here