Kulan looga hadlayay Xiriirka ka dhaxeeya Booliiska iyo bulshada oo lagu qabtay kismaayo.

0
40

Jowhar – ( Radio Isnaay )  – Kulankan ayaa loo qabtay bulshada xaafaddaha magaalada Kismaayo iyo xubno ka socda booliska Jubbaland, kuwa howlgalka ku meel gaarka midowga Afrika ee ATMIS iyo kuwa qaramada midoobay, waxaana looga hadlayay sidii
loo xoojin lahaa wada shaqeynta bulshada iyo laamaha ammaanka in si wada
jir la iskaga kaashado sugidda amniga.

Waxaa inoo Soo jeedineysa warbixintan Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here