Beeraleyda Gobolka Shabeellaha dhexe oo Bilaabay Diyaar garowga Tacabka Deyrta.

0
45

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Muuse Yuusuf Cabdulle  oo ka mid ah beeraleyda ku nool tuulada Banaaney oo aan wareysi la yeeshay ayaa sheegay in xiligaan ay waddaan u diyaar garowga tacabka dhulbeereedka si ay kaga faa iideystaan tacabka xiliga deyrta.

Cabdiweli Axmed ayaa soo Jeedinaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here