Olole dhir beeris ah oo laga bilaabay degmada Raagacelle.

0
65

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyarada Degmada Raaga ceelle ee Gobolkani Shabeellaha dhexe ayaa degmadaasi ka bilaabay dhireeynta Geedaha oo lagu Abuurayo goobo kala duwan, si ay ugu qeyb qaataan kor u qaadista Deegaanka iyo bilicda.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here