Sare u kac dhanka Maciishada ah oo laga dareemayo suuqyada Waajid

0
41

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sare ukac balaaran ayaa laga dareemaya suuqyada degmada Waajid ee Gobolka Bakool iyado loo sababeyay in qutul daruuriga halkaasi lagu geeyo diyaaradaha taas oo lacagtiisu ay sare ukacday.

Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here