Dhalinyarada ka shaqeeya Korantada ee Jowhar Oo ka hadlay Caqabadaha ay la kulmaan

0
37

Jowhar (Radio Isnaay) Waxaa jiro Dhalinyaro badan oo ka shaqeeya sameynta korontada kuswaasi oo ka maareeya noloshooda iyadoona mararka qaar ay kala kulmaan qataro badan,Axmed Nuur oo ka mid ah Dhalinyarada ka shaqeeya sameynta & cilad bixin ayaa ka warbixiyay dhibtaada ay kala kulmaan Korantada.

Warbixinta waxaa soojeedinaya:- Cabdiweli Axmed Hilowle

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here