Ardey ka qalin ka jabisay jaamacadda Green Hope oo munaasabad loogu qabtay Baladweyne

0
39

Jowhar (Radio Isnaay) Magaalada Baladweyne ayaa lagu qabtay munaasabad aay ku qalin jabinayeen in ka badan 40 Arday oo dhameysatay heerka 1 iyo 2 ee jaamacada Green hope ee faraceeda magaalada Baladweyne.

Warbixinta waxaa soojeedinaya:- Cabdicasiis Xasan Macallin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here