Madal looga hadlayay ka hortaga khataraha dabka Oo lagu qabtay Baladweyne

0
44

Jowhar (Radio Isnaay) Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay madal looga hadlayay sidii looga hortagi lahaa khataraha dabka islamarkana gaadiidka dab damiska loogu heli lahaa magaaladaasi oo haatan laheen Dabdamis.

Maxamed Abuukar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here