Daruufo dhanka Nolosha ah Oo Soo Wajahday Qoysas ku nool Doolloow.

0
115

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qoysaskaan oo degan  Dagmada dollow ee soomaaliya ayaa waxaa heysto xalado nolol xumo oo ay ka mid yahiin biyo la aan hooy la,aan rashiin la.aan iyo wax waliba oo nolosha muhiim u ah.

Barakacayaasha dagmada doollow ayaa hadda isticmaalo biyaha webiga kadib markii ay gureen ceelashii biyaha ay kacabi jireen islamarkaana saamyn kuyeelatay barkacyaasha.

Cabdifitax Axmed.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here