Tahriibayaal ku dhimatay marin biyoodka u dhexeeya Faransiiska iyo UK.

0
36

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dowladda Faransiiska ayaa xaqiijisay in ay lix muhaajiriin ahi dhinteen, laba kalena lagu la’yahay marin biyoodka u dhaxeeya Britain iyo Faransiiska kaddib markii ay qaraqantay doontii ay la socdeen.

Dowladda ayaa sheegtay in ay wadaan howlgal samatabixin iyo baadhitaan isugu jira.

Maalmihii lasoo dhaafay waxaa jiray dhowr doomood oo ku qaliqmay badaha liibiya iyo kuwa faransiiska kuwaasi oo ay ku dhinteen boqolaal qof.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here